Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
NEWS ENGLISH

Diyaar garowga Ramadaanka Sanadkii 2020

waxaa nagu soo wajahan Bil barakaysan sidaasi darteed waa in ka faaidesanaa kheyrka Faraha Badan ee Bishaasi Ku jirta.

dad muxsiniin ah ayaa u istaagay inay caawiyaan islamarkaana ay afuriyaan walalahoda dhibaataysan.

hada maalmo qura ayaa inooga haray Ramadaan sidaasi darteed waxaan doonaynaa inaan afurino Boqolaal qoys

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button