Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
SAWIRROWAXQABAD

Walaalaha Muxsiniinta Reer London oo Bacoyiinka Roobka ugu deeqay Qoysas Danyar ah

ilaa 10 Qoys oo Barakacayaal ah Kana mid ah Dadkii ay Abaartu saamaysay ayaynu gaarsiinay Bacoyiinka Roobka

Hoyoyiinkan qaarkood oo haysta Caaruur Umul-ah una nugul Dhaxanta Qoraxda iyo Cadceeda ayaa ka mahad celiyay Deeqda Bacda ee lasoo gaarsiiyay.

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button