Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
SAWIRROWAXQABAD

Ku Dhowaad 30 Qoys oo La Gaarsiiyay Bundado Dhar ah.

Qoysaskan oo kamid ah Barakacaysha Degan Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa La Gaarsiiyay Bundado Dhar ah kuwaas oo isugu Jiray Jaakado Bustoyiin Dhar caruureed iyo Kuwa Kale oo Waxtar Ulah Qoysaskaas.

Bundadahan Dharka oo laga keenay magaalada London Wadanka English,ka ayaa Waxaa soo baxsaday Walaalo Muxsiniin ah.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA.

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button