Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
WAXQABAD

Hooyo Malyuun Cali Xaaji Jaabirri oo Agoonta ugu Deeqday Qasaalada Dharka

Maalinba Malinta Ka dambeysa waxaa soo badanaya walaalaha Muxsiniinta ee ka qeybqadanaya Gurmadka & Naxariista loo muujinayo Agoonta ku Xanaaneeyo Xarunta Al-ithaar Foundation ee Magaalada Muqdisho.

Dhowaan Gabar Muxsinad ah oo lagu Magacaabo Zahra ayaa Agoonta u iibisay Fariij cusub oo Baahidiisa ay taagnayd.

Hadana Hooyo Malyuun ayaa Agoonta u iibisay Qasaalad Dharkooda lagu Meyro ama lagu dhaqo.

tani waxay ku Muujinaysaa sida walalahena Muslimiinta ay u jecelyihiin agoonta soomaliyeed.

Marka laga Yimaado Gabdhaha Magacyadooda aan kor kusoo xusnay sidoo kale waxaa kaloo jira Muxsiniin kale kuwaas oo har & habeen ka qeybqaata Caawinta agoonta & Kafaala qadidooda.

Halkaan Hoose ka daawo Vedio

 

 

489

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button