Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
WAXQABAD

(Daawo vedio) Qado sharaf loo sameeyay agoonta

Mid kamid ah walalaaha Muxsiniinta ee kunool galbeedka london ayaa casuumaad usameeyay Caruurta agoonta  ah ee ku jira xarunta xanaanada agoonta al-ithaar.

Caruurta ayaa sheegay inay ku farxeen casumadasi waxayna uduceyeen abdiraxin cali xaaji

Halkkan Hoose ka Daawo vedio

179

Maqaalada Saameynta Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button